Madaxweynaha DFS oo la kulmay wafdi ka socda Midowga Yurub (Warsaxaafadeed)
(June 12, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta martigeliyey booqashadii ugu horreysey ee Safiiradda Guddiga Amniga iyo Siyaasadda ee Midowga Yurub.
Dibadbax looga soo horjeedo Koonfur Afrika oo ka dhacay Baladweyne iyo Guriceel
(June 12, 2013)
Hiiraan:-Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo tacdiyada lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu ka kala dhacay magaalooyinka Guriceel iyo Beledweyne waxaana d
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo
(June 12, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha DGPL Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland ayaa m