Masjidka Ramadaan ee Boosaaso oo lagu qabtay muxaadarooyin lagu wacyigelinayo Bulshada.[Dhagayso]
(June 14, 2013)
Boosaaso:-Waxaa Masjidka Ramadaan ee magaalada Boosaaso oo lagu qabtay muxaadarooyin lagu wacyigelinayo Bulshada iyadoo muxaadaraadkaan ay si tixane ah u socdeen mudo seddex habeen ah kuwaasi oo lagu
Culimo safar Dacwadeed ku tegay dalka Koonfur Afrika
(June 14, 2013)
Johannesburg:-Waxaa safar dacwadeed ku yimid dalka Koonfur Afrika habeen kii jimcada soo galaysay markay saacadu ahayd 12:14 AM, 14/ 06/13 Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli iyo Sheekh C/raxiim Abul cayn
Fadliga Adaabta Dhalabul Cilmiga Sheekh Maxamed Cali Jaamac Gadhle (Daawo)
(June 14, 2013)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Cali Jaamac Gadhle masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekha muxaadaradiisa uga hadlay Fadliga Adaabta Dh
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(June 14, 2013)
Nairobi:Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu sheekhu khudbadii  uga hadlay xa
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Hidaaya Yaxye Cabdi Saciid (Dhageyso)
(June 14, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Imaamka Masjidka Al-Hidaaya Yaxye Cabdi Saciid waxaana uu sheeku k
Madaxweynaha DFS oo lagu casuumay Xafladda Boqortooyada UK iyo Shirka hordhaca G8
(June 14, 2013)
Muqdisho, 14 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamud oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron si uu uga qeyb galo xafladda