Dowro diini ah oo caawa ka bilaabatay Masjidka Madiina ee magaalada Burco (Daawo+Masawiro)
(June 15, 2013)
Burco:-Magaalada Burco ayaa waxaa caawa ka bilaawday dowro diini ah oo loo qabtay ardayda dhigta iskuulada magaalada Burco waxaana dowarada lagu qabtay Masjidka Madiina.Dowradan ayaa waxaa ay socon do
Sh.Maxamuud Shible oo dowro ka bilaabay Masjidka Shaafici ee Johannesburg
(June 15, 2013)
Johannesburg:-Waxaa habeenkii Axada soo galaysay oo ay bisha ahayd 15/06/13 ka bilaabay dowro masjidka imaamu shaafici ee Johannesburg , Sh.Maxamuud Sh. Maxamed Shibli, ayaa waxaa uu dowrada ka akhrin
Kalfadhigii 30-aad ee Golaha Baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe
(June 15, 2013)
Garoowe:Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe kalfadhigii 30-aad ee golaha baarlamaanka Puntlland waxaan si rasmi ah u furay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdi Samad Cali Shire
Ra’iisulwasaare Saacid oo Xafiiskiisa ku qaabilay Kjell Magne Bondevik
(June 15, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon  (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada
Siminaar diini ah oo lagu soo khatimay Magaalada Hargeysa Ee Maamulka S/land
(June 15, 2013)
Hargeysa:-Siminaar iyo dowro  lagu  qaatay duruus  kala  duwan  ayaa  waxa  lagu soo  gabagabeeyey  Hotel Ambasadoor  ee  magaalada  Hargeysa.Dowradan  oo  muddo  10 cosho  ah ka  soc