Al-Shabaab oo bayaan ka soo saaray garabka Sh Xassan Daahir iyo Ibraahim Miicaad
(June 17, 2013)
Qoraal lagu daabacay barta Internetka ee lagu magacaabay Aljahad oo inta badan lagu faafiyo qoraalada ururka Al-qaacid ayaa waxaa lagu faafiyey maanta bayaan loo tiiriyey ururka Al-shabaab gaar ahaan
Machad Al-Sunna Oo Xaflad Qalin jabin ah u Qabtay Ardeyda Dufcadii 8-Aad Muqdisho (Masawiro)
(June 17, 2013)
Muqdisho:-Machadka Barashada Diinta & Dhaqanka Islaamka ee Al-SUNNA ayaa Xaflad Qalin jabin ah oo si heer sare ah loo soo Agaasimay u qabtay 93 Ardey oo qalin jabisay Sanad Dugsiyeedka 1433 - 1434
Xubin ka mid ahaa guddiga doorashooyinka Puntland oo maanta iska casilay
(June 17, 2013)
Boosaaso:-Dr. Yuusuf Xaaji Siciid, ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu iska casilay xubintii uu ka ahaa guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, isagoona ku nuuxnuuxsaday inuu ka biyo diidaay qaabka w
Al-Shabaab oo ku soo bandhigay barta ay ku leeyihiin Twitterka Maxaabiis Kenyaan ah
(June 17, 2013)
Kenya:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta ku soo bandhigay barta ay ku leeyihiin Twitter-ka 2 askari oo Kenyaan ah oo ay sheegeen in ay ku soo qabteen dagaalo ka dhacay  gobolka Waqooyi-bari ee dalka Keny
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(June 17, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowllada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ka dib markii uu maalmo ka hor safar uu ku gaaray
Taliyaha Ciidanka AMISOM ee gobolka Hiiraan Kornel Cismaan Dubad oo sheegay in ay deegaano qabsadeen
(June 17, 2013)
Hiiraan:Taliyaha Ciidanka AMISOM ee gobolka Hiiraan Col.Cismaan Dubad oo saaka saxaafada kula hadlay gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in ciidanka DFS  kuwo
Madaafiic xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya
(June 17, 2013)
Muqdisho:-Waxaa xalay weerar Madaafic ah lagu qaaday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho waxaana weerarkaas uu sababay khasaaro kala duwan waxaana ku dhaawacmay askari ka ti