Wafdi Ka Socda Golaha Baarlamaanka DFS oo ka qeyb galay Shirka ACP-EU ee Brussels
(June 18, 2013)
Brussels:-Wafdiga ka socda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminaya  Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  Mudane Jeeylaani Nuur Iikar waxaana wafdigan ay shirka
Ciidanka Booliska Kenya oo laba dhalinyaro oo Muslin ah ku dilay magaalada Mombasa
(June 18, 2013)
Mombasa:-Wararka ka imaanaya magaalada Mombasa ayaa sheegaya in ciidanka Booliska ee magaalada Mombasa ay shaly ku dileen gudaha magaalada laba dhalinyaro oo Muslin ah kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay
Ra’iisulwasaare Saacid oo furay shir looga hadlayo mideynta manaahijta waxbarashada Soomaaliya
(June 18, 2013)
Muqdisho:-Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta
Sarkaal maanta lagu dhaawacay magaalada Kismaayo
(June 18, 2013)
Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo  ayaa sheegay in gudoomiye ku xigeenkii hore ee maamulkii ku meel gaarka Kismaayo Yaasiin Nuur Gaas (Yaasiin Raadeer) ay dhaawaceen maleeshiyaad ka soo jeed