Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike [Video+Cod]
(June 22, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee ku
Meydka haweeney laga helay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(June 22, 2013)
Gaalkacyo:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Meydka qof haweeney ah oo lagu dilay rasaas laga helay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta g
Dowro diini ah oo loo furay Ardayda magaalada Garoowe ee xarunta Puntland
(June 22, 2013)
Garoowe: Dawradii shanaad oo ka furmatay magaala madaxda Puntland ee Garowe ayna soo qabanqaabisa Mu’sasad Al-minhaaj faraceeda Garowe dawradaan oo loogu magac daray Al-Risaala . Iyadoo la qabto
Ciidanka Maamulka Jubaland oo miinooyin aan qarxin ka soo saaray waddooyinka Kismaayo
(June 22, 2013)
Kismaayo:-Ciidanka amaanka ee magaalada Kismaayo oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta howlgal miino-baaris ah ka sameeyeen waddooyin magaalada Kismaayo waxaana ay fashiliyeen miinooyin lagu aasay wad
Booliska Kenya oo Wajeer ku soo bandhigay waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo (Daawo)
(June 22, 2013)
Wajir:-Ciidanka Bileyska dalka Kenya, ayaa sheegay inay magaalada Wajeer ee gobolka Soomaalidu degto ku qabteen gaari weyn oo waday ilaa 27 tan oo ah Kiimikada loo adeegado qaraxyada. Saraakiisha B