Madaxweynaha Puntland oo tacsi ka direy geeridii Boqor C/laahi Boqor Muuse.[Dhagayso]
(June 24, 2013)
Madaxweynaha Dowllada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh. Maxamad Maxamud Faroole ayaa waxaa uu tacsi u diray allaha u naxariistee ehelada Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse iyo weliba umada Soomaaliyeed isagoo k
Madaxweynaha DFS oo tacsi ka diray geeridii Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse.[War-saxaafadeedka]
(June 24, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud  ayaa  eheladii, Qaraabadii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid  R
Ra’iisul Wasaare Saacid oo oo tacsi u diray Ehelada Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muuse
(June 24, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh  uga dirayaa qaraabadii, ehelkii iyo dhamaan Salaadiinta So
Nadwo Cilmiyeed lagu soo gabagabeeyey Degmada Carmo iyo Bayaan laga soo saaray (Masawiro)
(June 24, 2013)
Carmo:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey Degmada Carmo Nadwo cilmiyeedii 5aad ee sanad walba lagu qabto Degmada Carmo waxaana nadwada Cinwaan looga dhigay Baahida Umaddu u qabto Manhajka Ahlusunna Waljamaac
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Tababar U Soo Xiray ciidamo ka tirsan DFS
(June 24, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, Wasiirka Wasarada kheyraa
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo tacsi ka dirtay geerida Boqor Cabullaahi Boqor Muuse
(June 24, 2013)
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester ayaa waxaa ay tacsi  u diraysaa dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor C/llaahi
Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo ku geeriyooday dalka Finland
(June 24, 2013)
Rabbi ha u naxaristee waxaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2013 ku geeriyoodey dalka Finland Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse. Boqor Cabdullaahi ayaa muddo bil ah ku jirey Isbitaal ku yaala dalka Fin
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya Degmada Baraawe iyo Saraakiil baxsaday
(June 24, 2013)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Baraawe ayaa sheegaya in xaalada guud ee magaalada ay degan tahay waxaana Degmada si buuxda gacanta ugu haya ciidamo taabacsan Amiirka Al-shabaab Axmed Cabdi
Xubin ka tirsan shaqaalaha Baarlamaanka DFS oo xalay Muqisho lagu dilay
(June 24, 2013)
Muqdisho:Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay ku dileen degmada Wadajir mid ka mid ah shaqaalaha Baarlamaanka Dowllada Federaalka ee Soomaaliya xili uu ku sii jeeay gudigiisa. Dableydaan hubeysan ayaa m