
(June 25, 2013)
Göteborg:-Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool waqooyiga Yurub iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mu’tamarkii ama Shirkii Xagaaga ee sanad walba ka dhici jiray dalka SWEDE

(June 25, 2013)
Waxaa xalay ka bilaamatay Masjidka Jaamicul madiina ee magaalada Burco silsilad muxadarooyin ah oo ay soo qaban qaabiyeen Culimo iyo Arday ka socda Jaamicatul Madiina Almunawara ee dalka sucuudiga Jaaliyadda Puntland ee Toronto oo ka tacsiyeysay geeridii Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse
(June 25, 2013)
Toronto:-Jaaliyada reer Puntland ee Toronto Waxay tacsi tiiraanyo Xambaarsan u dirayaan xaaska, caruurta uu boqorku ka tagay, Ehelada iyo Qaraabada iyo Dhamaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid

(June 25, 2013)
Leicester:-Maalinimadii Axada oo ay taariikhdu aheyd 23-06-13 waxaa lagu qabtay magaalada Leicester ee dalkan ingiriiska shirkii sanadlaha ee Hay’adda Marda, kaasoo ay ka soo qeyb galeen dhamaan

(June 25, 2013)
Mudug:-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab ayaa lagu soo dhaweeyey deegaano ka tirsan gobalka Mudug waxaana halkaas uu kula kulmay waxgarad iyo odayaal ka soo jeeda gobalka M

(June 25, 2013)
Hiiraan :-Wafdi uu horkacyo wasiirka G/dhiga ee DFS C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaan halkaas ku soo dhaweeyey masuulinta gobalka i

(June 25, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee nool magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa socdaal ku yimid magaalada Nairobi waxaana uu muxaadaro ka jeediy
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|