Maxaadaradii labaad oo xalay lagu qabtay Masjidka Madiina ee magaalada Burco (Dhageyso)
(June 26, 2013)
Burco:-Waxaa habeenkii labaad ka socoda Masjidka weyn ee  Jaamicul Madiina  ee magaalada Burco nadwo cilmiyeed cinwaankeeda uu yahay Qadaayaa dacawiya al mucaasira waxaana muxaadaradii labaad gala
Wafdi ka socda Mu,asasadda Al-karam oo soo gaaray magaalada Burco (Masawiro)
(June 26, 2013)
Burco:-Waxaa magaalada Burco soo gaaray wafdi ka soda Mu,asasadda Al-karam ee dacwaddaa iyo Horumatinta ,wefdigaas oo ka koobnaa culimo iyo ducaad kuwaas oo ka yimid deegaanada S/land waxaana ka mid a
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed
(June 26, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha oo ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasmay oo ka dhacday Madaxtooyada oo ay ka soo qeybgaleen Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra'iisul Wasaaraha, Guddoomiyaha Maxkamadda
Iska horimaad ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(June 26, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in iska hormaad uu ka dhacay goordhow magaalada Kismaayo kaasoo u dhexeeyo ciidamo taabacsan maamulka J/l
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Boqor C/llaahi Boqor Muuse
(June 26, 2013)
Gaalkacyo:-Islaan Bashiir waxaa uu Ummada Soomaaliyeed uu uga tacsiyeeyay geerida ku timid Boqor C/llaahi Boqor Muuse oo ahaa Isin si weyn looga yaqaan guud ahaan Soomaaliya, ahaana Isin ummada Soomaa
Sheekh Xassan Daahir Aweys oo gaaray degmada Cadaado
(June 26, 2013)
Cadaado:-Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegay in Sheekh Xassan Daahir Aweys iyo saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab iyo ilaaladii gaarka ahaa ee la socday ay hadda gaareen degmada Cadaado. Sh. Xas
Madaxweynaha DFS oo khudbad ka jeediyey xalay Munaasabadda 26-ka Juun
(June 26, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay waxaa khudbad uu ka jeediyey munaasabada loo sameeyey xuska 26-ka Juun oo ah maalintii ay xoroobeen Gobollada Waqooyi is
Khudbadda Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS uu ka jeediyey Munaasabadda 26-ka Juun
(June 26, 2013)
Muqdisho:-Anigoo ku hadlaaya magaca Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kana wakiil ah dhammaan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed, iga guddooma salaan diiran, qaddarin gaar ah iyo HAMBAL
Odayaasha dhaqanka Mudug iyo Sh Xassan Daahir Aweys oo is afgarad buuxa gaaray
(June 26, 2013)
Cadaado:-Sh Xassan Daahir Aweys ayaa waxaa warar na soo gaaraya ay sheegayaan in uu hadda ku sugan yahay deegaan ay maamulaan maamulka Ximin iyo Xeeb wada hadal dheer ka dibna la isla gaaray is afgara