Madaxweynaha DFS oo la kulmay Ku xigeenka Xoghayaha QM ee dhanka Siyaasada
(June 27, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mas’uulka Qarmada Midoobey ugu sareeya dhanka Siyaasadda Jeffrey Feltman oo ah
Kulan balaaran oo Sh Shible iyo Sh Abulcaynayn ay la yeesheen Ducaada Johannesburg
(June 27, 2013)
Waxaa caawa oo ay bishu tahay 26/06/13 qabsoomay kulan ballaaran oo ducaada Johannesburg ay la yeesheen Sh.Maxamuud Shibli iyo Sheekh C/Raxiim Abul-Caynayn. Kulankan caawa ayaa wuxuu qabsoomay ka dib
Wareysi lala yeeshay Madaxa Hay’adda Horumarinta Waxbarashada & Caafimaadka ee Africa.(Daawo).
(June 27, 2013)
Minneapolis:-Hay’adda African Development for education & health ee Horumarinta waxbarashada iyo Caafimaadka ayaa waxa ay dhawaan shir balaaran ku qabteen Hall-ka Shirarka ee Safari Magaalada Mi
Norway iyo Dowllada Federaalka Soomaaliya oo xiriirkii diblomaasiyadeed kala saxiixday
(June 27, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamud ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Wasiirka Horumarinta Xiriirka Caalamiga ah  ee Norway Mr. Heikki Holmes. Kulanka
Xildhibaano ka tirsan Dowllada Federaalka Soomaaliya oo gaaray Degmada Cadaado
(June 27, 2013)
Muqdisho:Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan golaha baarlamaanka DFS oo ay isku heyb yihiin Sh.Xassan Daahir Aweys ay saaka u baqooleen m
Amiirka Ururka Al-shabaab oo la sheegayo in uu dilay Ibraahim Afgaan iyo Macalin Burhaan
(June 27, 2013)
Baraawe:-War soo gaaray saaka Warqabadka Halgan.net ayaa sheegay in Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo ahaa ku xigeenkii amiirka ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane ay xaaladiisa nololeed ay ka soo bax