Mutamarka Islaamiga ah ee ka dhacay dalka Swedan
(June 28, 2013)
Göteborg:-Waxaa maalintii shalay si rasmi ah uga bilaawday dalka Swedan gaar ahaan magaalada Göteborg Mutamarkii Xagaaga oo ay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Skandinevianka  ay qabsan jireen ,
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Kismaayo
(June 28, 2013)
Kismaayo:-Wararka ugu danbeeyey ee ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose ayaa sheegay in Col. Cabaas  Ibraahim  Gureey oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka Dowllada Federaalka ee Soo
Dagaal ka socda Xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo
(June 28, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu ka socdo Dagaal goos goos ah gaar ahaan Xaafada Farjano , iska horimaadka ayaa waxaa uu salka ku hayaa dagaalo horay uga dhaca
Magacyada xubnihii Xarakada Al-shabaab ee Amniyaadka xarakadu dileen (Xog)
(June 28, 2013)
Baraawe:-Amniyaadka Xarakada Al-Shabaab, ee hoostaga amiirka Axmed Cabdi Godane, ayaa waxay qudhaa ka jareen rag badan oo aad uga dhex muuqday xarakada. Waxaa marba marka ka dambeysa isa soo taraya wa
Naagtii ninkeeda Ashahaadada u qabatay W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(June 28, 2013)
Safar buu ku maqnaa, gurigay u soo dabamareen, Inay gaalad tahay bay ka dhaadhiciyeen, Inay soo islaamto ayay ku qanciyeen. Ka dib ninku inuu gaal yahay oo uusan qabin bay usheegeen, wayna fahamtay in
Wafdiga degmada Cadaado tegay ma ka mid ahaa Sh Bashiir Axmed Salaad.? [Dhagayso]
(June 28, 2013)
War maanta lagu daabacay mareegta Somalimemo.net ayaa waxaa lagu sheegay in Sh. Dr. Bashiir Axmed Salaad uu qayb ka ahaa  Wafdi ka kooban Xildhibaano , siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameed safar ku gaar
Mu’tamarkii 1aad ee sandlaha ah oo uu soo qaban qaabiyay Masjidu Al-Ixsan.
(June 28, 2013)
Dhamaan Jaaliyada muslimka ah,gaar ahaan Jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool  magaalooyinka mataanaha ah ee Saint Paul iyo Minneapolis ee Gobalka Minnasota lagu wargelinayaa inuu ka bilaaban doono Mu't