Muxaadarooyin kala duwan oo lagu qaban doono Masjidka Madiina ee Magaalada Burco
June 23, 2013 - Written by Editor
Burco:-Waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer in muxaadarooyin kala duwan lagu qaban doono Masjidka weyn ee Madiina waxaana muxaadarooyinkaas qaban doona culuamada kala ah.
1-Sheekh Feysal Maxamed Cali
2-Sheekh Dr.Xasan Ibnu Sheekh Cali Warsame
Muxaadarooyinkan ayaa waxaa isku soo duba riday ardayda Jaamaca Islaamiya ee Madiina Munawara[imagebrowser id=552]
CabdiMaalik Muuse
Halgan.net
Burco

.gif)

