Diyaaradii siday Meydka Boqor Cabdullahi Boqor Musse oo gaartay Qardho
(July 7, 2013)
Qardho:-Waxaa goordhow soo caga dhigatay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar Diyaaradii siday Meydka Boqor Cabdullahi Boqor Musse waxaana garoonka ku sugayey Masuulin ka tirsan Puntland ,J/lan
Madaxweynaha oo ka qeybgalay salaadii JanaasadaBoqor Cabdullahi Boqor Muse (Masawiro)
(July 7, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qeybgalay salaadii Janaasada ee Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muse (King-Kong) oo maanta lagu tukadey ga
Dowrado diini ah oo dhalinyaro loogu qabtay Masjidka Ibn Cuthaymin ee Leicester.[Masawiro]
(July 6, 2013)
Waxaa maanta Mu,asasada Irshad qaybteeda dhalinyaradu ay ku qabteen Masjidka Ibn Cuthaymin ee magaalada Leicester Dowrdo diini ah oo ay ka soo qayb galeen dhalinyarada qaybaheeda kala duwan. Dowrada
Udiyaar Garawga Bisha Ramaadan Sh.Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(July 6, 2013)
Norway:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Al-Tawfiiq ee dalka Norway waxaana uu Sh.Umal uu muxaadaradiisa uga hadlay mowduuc mu
Dawro loo qabtay Mu’adiniinta Masaajida Gaalkacyo oo soo gaba gabowday
(July 6, 2013)
Gaalkacyo:-Dawradaani oo soconaysay Muddo labo Maalmood ah loona qabtay qaar ka mida Mu’adimiinta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay ku soo Gabagabowday Gudaha Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka
Wafdi ka socda S/land oo u u Ambabaxay magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga
(July 6, 2013)
Hargeysa:-Wafdi ka kooban wasiiro iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka S/land ayaa u boqoolay magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga halkaas ooo ay kulan kula qaadan doonaan wafdi ka socda Dowlada fede
Qardho oo si weyn looga diyaar garoobayo aaska Boqor C/laahi boqor Muuse
(July 6, 2013)
Qardho:-Magaalada Qardho, xarunta gobolka Karkaar, ayaa waxaa ka soconeysa qabanqaabada aaska Boqorka beelaha Daarood, iyadoona dhinacyada ammaanka iyo hagaajinta waddooyinka si weyn looga shaqeeyey.
Madaxweynaha Jubaland Ahmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyey Garoowe (Masawiro)
(July 6, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ''Ahmed Madoobe'' ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliinta gobalka
Sheekh Yuusuf Aden oo wacdi ka jeediyay Masjidka isbahaysiga islaamka
(July 5, 2013)
Muqdisho:-Sh.Yuusuf Aden Maxamed oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed kana soo qayb galay shirweynihii 18aad ee jamaacada al ictisaam Bilkitaab Wassunah ayaa tacliiq kooban ka jeediyay
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed (Dhageyso)
(July 5, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed waxaana uu sheekhu khudbadiisa uga hadlay soo

Next Page »