
(July 3, 2013)
Qaahira:-Taliyaha ciidanka melatariga ee dalka Masar ahna wasiirka G/dhiga Jen C/fitaax Siisii ayaa goordhow si rasmi ah u sheegay in talada dalka ay si rasmi ah ula wareegeen waxaana uu eedeyn u soo Ciidanka Melatariga Masar oo bilaabay in ay ku faafaan xarumaha Muhiimka ah ee Qaahira.
(July 3, 2013)
Qaahira:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa sheegaya in markii ay dhamaatay mudadii ay u qabteen ciidanka Masar xukuumada Madaxweyne Maxamed Mursi iyo Mucaaradka ka

(July 3, 2013)
Muqdisho:-Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed Saleh Annadif ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raisulwasaare C

(July 3, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ka dib safar shaqo oo ku kala bixiyey Kenya, Australia,i Iska horimaad dhexmaray taageerayaasha Horseed iyo mucaaradka magaalada Gaalkacyo
(July 3, 2013)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Galkacayo ee xaruunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in iska hor imaad khasaare geystey uu dhexmaray tyaageerayaasha ururka siyaasadeedka Horseed iyo shacab
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|