Sheekh Maxamuud Xaliike “Dadka ilaah ku dhiiranaa” (Dhageyso)
(July 4, 2013)
Laascaanood:-Waxaana caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee nool magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/07/galmudug.jpg)
(July 4, 2013)
Gaalkacyo:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa weerar lagu qaaday Saldhiga Booliska ee Galmudug oo ku yaal Koonfurta magaalada Gaalkacyo.
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/07/Dawro-13.jpg)
(July 4, 2013)
Boosaaso:-Xaflad siweyn loo soo agaasimay ayaa Shahaadooyin lagu guddoon siiyey Arday loo qabtay Dawro dhawr Beri uga soconaysay Degmada Carmo, Ardaydan shahaadooyinka la gudoon siiyey ayaa tiradoodu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/07/3.jpg)
(July 4, 2013)
Muqdisho:Kulankii 18aad ee golaha shuurada guud ee Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaab Wassunnah oo halkudhaggiisu ahaa : aan wada xiqiijinno horukac dacwadeed oo ka dhacay magaalada Muqdisho, socdayn Puntlland oo war-saxaafadeed ka soo saartay shaqaaqadii ka dhacday Gaalkacyo
(July 4, 2013)
Gaalkacyo:-Maanta 3 July 2013 ayaa magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ee Dowladda Puntland waxaa dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac shacab iyo ciidanka Dowladda Puntland. Weerarkaasi
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|