Dilalka Haldoorka magaalada Gaalkacyo oo weli socda iyo eedaysanayaal la qabtay
(August 2, 2013)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska Puntlland ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa howl gal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo waxaa ay soo qabteen ilaa 4 qof oo lagu tuhunsan yahay in ay ka
Tafatiraha Halgan.net oo booqasho ugu tegay Sh.Al-Calaamaha Shariif Cabdi Nuur
(August 2, 2013)
Mecca:-Mid ka mid ah tafatirayaasha Halgan.net ayaa booqday Sheekh Al-Calaamaha Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah waxaa booqashada ku weheliyey Sh Yuusuf C/Casiis oo madax ka ah Majliska Umanada ee Jaam
Qarax caawa ka dhacay meel u dhow Hotel Guhaad ee magaalada Gaalkacyo
(August 2, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa caawa ka dhacay qarax goob ku dhow Hotel Guhaad ee xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug, Qarax ayaa wararka kale duwan oo ka soo baxay ay sheegayaan in u