Mu’tamarkii 13aad oo ka bilaaban doona dhawaan Minneapolis,St Pual.[Daawo Video-ga]
(August 13, 2013)
Minneapolis:-Waxaan ugu bishaaraynaynaa bulshawaynta Soomaaliyeed ee ku nool  Waqooyiga Amerika  iyo nawaaxigeeda khaas ahaan Magaalooyinka mataanaha ah ee  Minneapolis,St Pual iyo nawaaxigooda in
Rabigaaga Caabud Ilaa Ay Yaqiintu Kaaga Timaado Sh Maxamed Umal (Daawo)
(August 13, 2013)
Nairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo leh oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya Ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekha Muxaadaradiisa ugu magac dara
Xaflad loo qabtay Arday ka qalan jebisay Machadka Al-Furqaan iyo Umu Salama.[Masawiro]
(August 13, 2013)
Xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey ilaa 38 Arday oo ka qalin jabisay Macaahida diiniga ah ee kala ah Umu Salama iyo Machadka Al- Fur qaan qaybtiisa H/Dhexe
Ra’iisul Wasaaraha Saacid oo kulan la qaatay wasiiro iyo saraakiisha amniga
(August 13, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa caawa kulan la qaatay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, W