Ciidanka Melatariga oo Xaalad Degdeg ah ku soo rogay dalka Masar
(August 14, 2013)
Qaahira:-Ciidamada Melitariga ee dalka Masar ayaa Xaalad degdeg ah ku soo rogay dalka Masar ka dib xasuuqii ay ka geysteen maanta Fagaaraha Al Nahda iyo fagaaraha Rabaa al cadawiya ee xaafada Nasr Cit
Ciidanka amaanka ee magaalada Boosaaso oo qabtay lacag been Abuur ah
(August 14, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan lacag faro badan oo been abuur ah waxaana ay ciidanka ku qabteen Kontaroolk
Ciidanka Masar oo weeraray Fagaaraha Nahda iyo khasaaro badan oo gaaray Shacabka
(August 14, 2013)
Qaahira:-Ciidamada dalka Masar ayaa saaka weerar ku qaaday fagaaraha Nahda ee deegaanka Giza una dhaw Jaamacada Qaahira waxaana weerarkaas ka dhashay khasaaro lixaad leh waxaa ku dhintay ilaa haatan 4
Machad Imaamu Shaafici oo laga furay degaanka Daarusalaam ee degmada Yagoori.[ Video+ Masawiro]
(August 14, 2013)
Yagoori:-Waxaa alle mahadiis ah in gabdho walaalo ah oo ku nool Ingriiska gaar ahaan magaalada Manchester ay dadaal dheer ka dib ay ku guulaysteen in ay dhisaan dhismo cusub oo lagu baranayo diinta Is
Hay’adda dhaqaatiirta aan xudduuda lahayn ee MSF oo ka baxday Soomaaliya
(August 14, 2013)
Muqdisho:-Hay’adda dhaqaatiirta aan xudduuda lahayn ee MSF ayaa maanta si rasmi ah u sheegtay in ay joojisay dhamaan howlihii ay ka heysay Soomaaliya waxaana ay xirtay dhamaan xafiisyadii ay ku laha