Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(August 16, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa ka jeediyey khubadii Jimce Masjidka Al-Hidaaya oo uu Sheekhu duruus
Banaanbaxyo goordhow ka bilaawday Qaahira iyo gobollada dalka Masar.
(August 16, 2013)
Qaahira:Waxaa dhawaan ka bilaawday magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar banaanbaxyo waaweyn oo lagu diidan yahay ciidanka Melatariga ee dalka Masar oo inqilaabka kula wareegay taladii dalka Masar
Ugaaska beesha Galimeys oo lagu dilay magaalada Kismaayo
(August 16, 2013)
Kismaayo:-War goor dhow qarax miino ah lagu dilay allaha u naxariistee Ugaas C/qaadir Sh Axmed iyo wiil uu adeer u ahaa xili saaka miino lagu bartilmaamsaday iyagoo marayey Xaafadda Siinaay ee magaala