Dadweynaha Turkiga oo bilaabay banaanbax ka dhan ah dowllada Masar
(August 17, 2013)
Qaahira:-Dadweynaha muslinka ee ku nool dalka Turkiga ayaa caawa iskugu soo baxay fagaarayasha iyagoo ka dhiidhiyey sidda xun ee loo xasuuqay dadka shacabka  ah ee dalka Masar xil ay samaynayeen bana
Ciidanka Nabadsugidda DFS oo xoog ku galay Machadka Al-Sunna ee Muqdisho
(August 17, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada Dowlada Federalka Soomaaliya, ayaa shalay gudaha u galay Machadka Al- Sunna ee Barashada Diinta & Dhaqanka Islaamka ee Magaalada Muqdisho. Ciidamadaan oo iskugu jira kuwa nabad
Ciidanka Melatariga ee dalka Masar oo xoog ku galay Masjidka Al-Fatax [Video]
(August 17, 2013)
Qaahira:-Wararka ka imaanaya magaalada Qaahira ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka tirsan melatariga ay bilaabeen in ay xoog ku galeen Masjidka Al-Fatax. Ciidanka ayaa Rasaas iyo Bambaanooyin ku rida
Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada DFS oo dil toogasha ku fulisay eedeysane dilay wariye Abgsuge
(August 17, 2013)
Muqdisho:-Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada DFS ayaa maanta markii ugu horeysay dil toogasho ah ku fulisay eedeysane lagu eedeeyey in uu dilay alaha u naxariistee wariye Xasan Yuusuf Abgsuge sanad