Barmaamij ku saabsan Xariga Sh Xassan Daahir Aweys Tv-SomaliChannel.[Daawo Video]
(August 18, 2013)
Muqdisho:-Waxaa caawa ka baxay Tv-Somali Channel  barmaamij gaar ah oo lagu falan qeeyey Xariga Sh.Xassan Daahir Aweys oo xalay laga soo saaray xarunta nabadsugida oo uu ku xirnaa shirkana uu ka dhac
Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo VOA uga waramay qaabkii loo dilay Ibrahim afgani iyo Macalin Burhaan.[Dhagayso]
(August 18, 2013)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ee Soomaaliya ayaa horaantii Bishii August sanadkii 2011kii ka baxay saldhigyadii ay kaga sugnaayeen magaalada Muqdisho. Lix bilood ka hor ka bixitaankooda Muqdisho ayaa la
Dowllada Puntland oo shaqo joojin ku soo rogtay SNTV
(August 18, 2013)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta Xafiiska Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa waxaa shaqadii laga joojiyey warbaahinta DFS ee (Radio Muqdisho iyo Tv SNTV )kuwaas oo ka howlgali jiray Deega
Dadaalo lagu sii daynayo Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka socda Muqdisho
(August 18, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay socdaan dadaalo lagu sii deynayo Sheekh Xasan Daahir Aweys waxaana xalay kulan lagu falanqeynayo xaalada Sheekha uu ka dhacay