Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray dalka Itoobiya
(August 19, 2013)
Addis-Abba:-Madaxweynaha Dowllada Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Itoobiya isagoo la filayo in uu wada hadlo uu la galo Madaxweynaha Jubb
Nadwadii 5aad oo laas-caanood lagu soo gabagabeeyay iyo Bayaan laga soo saaray.(Masawiro)
(August 19, 2013)
Waxaa magaalada laas-caanood lagusoo gabagabeeyay nadwadii 5aad oo ka dhacday masjidul jaamica magaalada laas-caanood oo socotay afar habeen, nadwadan ayaa waxaa mawduucyadeeda wadaagsanayay culimo, Â
Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo soo gaaray magaalada Garoowe
(August 19, 2013)
Garoowe:-Sarkaal sare oo ka socda Bangiga Adduunka ayaa maanta waxaa ay soo gaareen magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. Hugh Riddell oo ka tirsan Bangiga aduunka ayaa saaka kulan la qaatay
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka dhoofay Kismaayo
(August 19, 2013)
Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa goor dhow waxaa uu ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda dalka Itoobiya oo uu kul