Wafdi ka socda QM oo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha Dhexe.
(August 20, 2013)
Jowhar:-Wafdi uu hoggaaminayo isku duwaha arrimaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay Philippe Lazzarini ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga Qaramada M
Bayaan laga soo saaray Nadwo diini ah oo lagu qabtay Laascaanood.[Daawo Video]
(August 20, 2013)
Laascaanood:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Nadwo cilmiyeed diini ah oo ahayd tii Shanaad ee lagu qabto magaalada Laascaanood , Nadwo cilmiyeedkaan diiniga a
Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse Hirsi oo baaq soo saaray
(August 20, 2013)
Qardho:-Waxaa shalay ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar shir ay iskugu yimaadeen Nabadoono , Cuqaal , Siyaasiyiin  iyo qaar ka mid ah masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntlland, kula
Ciidanka Melatariga ee dalka Masar oo gacanta ku dhigay hogaamiyihii Ikhwaanul Muslimiin Dr Maxamed Badiic
(August 20, 2013)
Qaahira:-Wararka ka imaanaya dalka Masar ayaa sheegaya in ciidanka amaanka ee dalka Masar oo kaashanaya ciidanka sirdoonka ay gacanta ku dhigeen saaka hogaamiyihii Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Maxamed B