DFS oo Golaha ammaanka ka codsatay in xayiraada laga qaado Ganacsade Axmad Nuur Jimcaale
(August 22, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta iskugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shird
Jeneraal Cali Xasan Lowyaan (Cali madoobe ) oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Leicester
(August 22, 2013)
Leicester:-Waxaa magaalada Leicester ku yimid booqasho  gaaban Jeneraal Cali Madoobe oo horay u ahaan jiray Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Leicester aya
Puntland oo ka codsatay Gal-mudug in ay ku soo wareejiso xubno ka tirsan Al-shabaab
(August 22, 2013)
Gaalkacyo:-Saraakiisha ciidanka Booliska Puntlland ee magaalada Gaalkacyo  ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ka codsaday  maamulka Gal-Mudug in ay ku soo wareejiyaan xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo
Saldhig Boolis oo laga hirgeliyey Degmada Galdogob oo ka tirsan Gobalka Mudug
(August 22, 2013)
Galdogob:-Waxaa laga hirgeliyey Degmada Galdogob oo ka tirsan Gobalka Mudug Saldhig Boolis oo ka shaqayn doono sugida amaanka , Saldhigaan Booliska ayaa waxaa ka howl galay ciidamo Boolis ah oo la qal