Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(August 23, 2013)
Nairobi:-Sh.Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa ka jeediyey khubadii Jimce ee maanata  Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada
Ciidanka amniga ee magaalada Garowe oo caawa fashilyey qarax miino ah
(August 23, 2013)
Garoowe:-Ciidanka amniga ee magaalada Garoowe ayaa caawa fashilyay qarax miino oo lagu aasay xaafadda 1-da Agoosto ee magaalada Garoowe lana doonayey in lagu weeraro ciidanka iyo masuuliyiin ka tirsan
Sheekh Mustafa Xaaji Ismail iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Qatar
(August 23, 2013)
Qatar:-Waxaa markii u horaysay booqasho ku yimid wadanka Qatar daaciga weyn ee Soomaaliyeed Sh.Mustafa Xaaji Ismaaciil. Sheekha oo aad loogu soo dhaweeyey magaalada caasimada ah ee  Doxa ayaa wuxuu j
Ciidanka Booliska Kenya ee magaalada Mombaza oo heegan la galiyey
(August 23, 2013)
Mombaza:-Ciidanka Booliska iyo kuwa sirdoonka ee magaalada Mombaza ee dalka Kenya ayaa heegan buuxa la geliyey, ka dib markii ay sheegeen ciidanka Sirdoonka Kenya in ay heleen xog qarsoon . Taliyaha c
Barmaamij gaar ah Sh Shibli iyo Tv-ga SomaliChannel Qaybtii 4aad.[Daawo]
(August 23, 2013)
Nairobi:-Waa barmaamij gaar ah oo Tv-Somali Channel qabtay una bixiyey Sh Shible iyo Tv-ga Somali Channel , Sh Shible ayaa barmaamijkaan waxaa ay dadku ku soo wiidiinayeen Su,aalo fara badan oo kale d
DFS oo sheegtay in la qabtay 3 ka mid ah raggii Muqdisho ku dhaawacay Ann-Margarethe
(August 23, 2013)
Muqdisho:-Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qabteen koox burcad ah oo weerar ku dilay laba ruux oo Soomaali ah kuna dhaawacay magaalada Muqdisho Haweeney u dhalatay dalka Sweden. Af