Wada hadalo u dhexeeyey DFS iyo JubbaLand oo hakad ku yimid
(August 24, 2013)
Adis Ababa:-Waxaa ka socda magaalada AdisAbaba ee xarunta dalka Itoobiya wadahadalo xasaasi ah kaas oo u dhexeeya maamul gobaleedka J/land iyo DFS waxaana ay marayaan wadahadalada meel xasaasi ah.Wad
Wasiirka G/dhiga ee DFS oo kormeer ku tagay gobalka Shabellaha Hoose
(August 24, 2013)
Afgooye:-Wasiirka G/dhiga ee DFS C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ay wehliyaan Xildhibaano iyo Saraakiil sare oo ka tirsan DFS iyo AMISOM ayaa kormeer shalay ku tagay deegaano ka tirsan Shabellaha Hoos
Qof rayid ah oo xalay lagu dilay magaalada Hargeysa ee xarunta S/land.
(August 24, 2013)
Hargeysa:-Waxaa xalay fiidkii lagu dilay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland wiil dhalinyaro ah waxaana dilay nin afka soo duubtay oo aan heybtiisa la garan. Sida dadweyne ka ag dhawaa goobta la