Lan adi irsheey tahay aano ma ma ka dhergaaw W/Q Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(August 25, 2013)
Oraahdaan waa tiraab huwan xikmad aad u xeel dheer, waa af soomaaliga maayga loo yaqaan, sidda ay ku timid waxay ahayd nin lo'leey ahaa oo waliba ceenad (hodan) ahaa degganaana gobollada Baay iyo Bako
Ciidamada DFS oo howgalo ka sameeyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.
(August 25, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in maanta howlgalo ay ciidanka DFS ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Baydhab. Ciidanka DFS ayaa saa
Wasaaradda Warfaafinta ee DFS oo soo saartay go’aamo la xariira shirkadaha diyaaradaha
(August 25, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo saaka xafiiskiisa kula shiray dhamaan shirkadaha diyaaradaha ee dalka ka hawlgala ayaa soo saa
Dhegeysiga dacwad ka dhan ah hoggaamiyihii Ikhwaanul Muslimiin oo Masar ka bilaaban doonta.
(August 25, 2013)
Qaahira:-Maxkamadda sare ee Masar ayaa maanta la filayaa in ay bilaawdo in ay qaado dacwo ka dhan ah hogaamiyaha sare ee Ururka Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Dr.Maxamed Badiic. Maxkamadda sare ee dalka