Abaanduulaha Ciidanka DFS oo gaaray Degmada Dhuusa-mareeb.[Masawiro]
(August 26, 2013)
Wafdi ballaaran oo ka socday DFS uu hogaaminayay Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi islamarkaana shalay booqasho ku yimid Degmada Guriceel ayaa maanta soo ga
Maxaa lagu galay Ganacsade Xuseen Goley[sabab dadka ka qarsoon] ?
(August 26, 2013)
Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya qarax lagula eegtay ganacsade Xuseen Golay kaasoo la rabay in lagu khaarijiyo laakiin allaah waa ka badbaadiyey inkastoo dhaawac ka soo g
Baarlamaanka DFS Oo la Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo Kalfadhigiisa 3aad
(August 26, 2013)
Muqdisho:-Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga uu furmayo Kalfadhiga Seddexaad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka.Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaal ka Sooma
Golaha Iimaamyada ee W/Maraykanka oo Masaajidkii 20aad Furay.[Masawiro]
(August 26, 2013)
Louisville:-Ilaahay fadligii waxaa maalintii jimcaha oo taariikhdu ku beegnayd 08/23/13,Golaha iimaamyada ee W/Maraykanka u hergalay inuu furo masjid Bilaal ee magaalada Louisville ee gobalka Kentucky
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo gaaray magaalada Taleex
(August 26, 2013)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Gen. Cabdisamad Cali  oo hogaaminaya wafti  balaaran oo iskugu jira Waxgarad, Xildhibaano ,Saraakiil Ciidan ayaa gaaray magaalada Taariikhiga ah ee
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo u dhoofay Nairobi.
(August 26, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxana socdaalkiisa ku wehelinayay wasiirka arrimaha gudaha Gen.Claahi
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire oo ku sii jeeda Taleex
(August 26, 2013)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Gen. Cabdisamad Cali Shire, oo uu hogaaminaya wafti  balaaran  ayaa saaa ku sii jeeda magaalada Taleex oo ah  magaalo taariikhi ah kana mid ah mag
Abu-Yasir Al-Muqdishi Al-shabaab baa dilay Sh.Dr Axmed Xaaji iyo Sh C/qaadir Nuur Faarax [Dhagayso]
(August 26, 2013)
Baraawe:-Waxaa  mar kale uu  Abuu-Yaasir Al-Muqdishi ka hadlay qaabkii loo dilay  Ibraahim Xaaji Miicaad Ibrahim Afgaani iyo Macalin Burhaan , isagoo markaan xogtaan ku bixiyey qoraal ku qoran afka