DFS iyo Maamulka Jubba oo heshiis ku gaaray magaalada Adis Ababa[Akhriso]
(August 28, 2013)
Addis:-Warar naga soo gaaray magaalada Addis Abba ayaa sheegay in hishiis ay wada gaareen wafdiga Dowllada federaal ka soomaaliya iyo Madaxda Jubbaland si rasmi ah loo saxiixi doono maanta ka dib mark
Lacag been abuur ah oo lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari
(August 28, 2013)
Boosaaso:-Maxkamada Drajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta  waxaa ay xukun ku riday lacag been abuur ah oo lagu qiyaasay ilaa  427 Milyan oo shilin Soomaali ah. Lacagtaan been abuurka ah ayaa w
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Taliska guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga
(August 28, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta kormeeray taliska cusub ee qeybta 12ka Abril iyo Taliska guud  Wasaaradda Gaashaandhiga. Madax
Ciidamo ka socod dalka Burundi oo soo gaaray Muqdisho
(August 28, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee  magaalada Muqdisho  ciidamo ka socoda dalka Burundi oo tiradood lagu qiyaasay ilaa 800 askari kuwaas oo ku biiri doono cii