Sh Dr Maxamuud (Hoori ) oo Muxaadaro u jeediyay ardayda jaaamacadda IMAM ee Muqdisho.[Masawiro]
(August 29, 2013)
Muqdisho:-Kulan ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Jaamacadda IMAM ayna ka qeybgaleen ardayda Jaamacadda iyo Aqoonyhano kale ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacadda IMAM oo ku
Sh.Cali Warsame oo noqday fursad ay afka ku furtaan wadaaddo hadalku ka xirnaa.
(August 29, 2013)
Sh. Cali Warsame, ayaa waayadan  noqday fursad ay afka ku furtaan wadaaddo hadalku ka xirnaa. Sh. Cali Warsame, oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee diinta Islaamka ku gaboobay, ayaa waayadan dambe
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo qaabilay wufuud ka socotay Q/midoobay iyo Midowga Afrika.[Warsaxaafadeed ]
(August 29, 2013)
Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saac
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday Xerada Ciidanka Daraawiishta ee Degmada Taleex.[Masawiro]
(August 29, 2013)
Taleex:-Wafdi uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa saaka waxaa uu booqasho ku tegay xerada ciidanka daraawiishta Puntlland ay ku leeyihiin duleedka magaalada
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo kormeeray xarunta Bankiga dhexe.[masawiro]
(August 29, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa saaka kormeer ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliya, halkaasoo ay ka soconeyso bixinta mushaa
Warbixin Machadka Khadiija bintu Khuwaylad ee magaalada Garoowe.[Masawirro]
(August 29, 2013)
Garoowe:-Macahadka Khadiija Bintu Khuweylid ee Magaalada Garoowe Ayaa waxaa Albaabada loo furay si rasmi ah Sanad Dugsiyeed kiisii Sideedaad. Machadka Kadiija waa Machada Lagu Barto culuumta Shareecda