Sh. Shibli oo Khudbaddiisii maanta ku sheegay in Xassaan Xuseen uu yahay ninka ugu xadgudubka badan [Dhagayso]
(August 30, 2013)
Nairobi:-Sh.Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah dalka culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa jimcihii 3-aad waxaa uu khudbadihii Jimce uu uga hadlay waajibka k
Ar I dhig hoosaa ka daran!!!. W/Q Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(August 30, 2013)
Koox dad ah oo Alle bari isugu timid (Sab) ayaa qayb ka mid ah muddul la fariisiyey si halkaas loogu qado siiyo, sida dhaqanka ka ah gobollada Baay iyo Bakool muddulka xagga saqafku ka dhuubmo ayaa si
Madaxweynaha DFS oo soo dhaweeyey hishiiska Itoobiya wada hadalna ay la furayaan Puntland
(August 30, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud  ka hadlay warbaahinta ku hadasha Afka- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu soo dhaweeyey hishiis kii dhawaan a
Madaxweynaha Puntlland oo Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan beesha caalamka
(August 30, 2013)
Nairobi:- Madaxweynaha Puntlland Dr C/raxmaan Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxaa ay kulamo la qaateen ilaa 25  Safiiro  iyo xubno ka tirsan beesha caalamka oo xafiisyo ku leh magaalada Nair