Wafdi Culimo ah oo socdaal Dacwadeed ku kala bixiyay Gobolka Sanaag.[Masawiro]
(January 31, 2014)
Dhahar:-Xarunta Degmada Dhahar ayaa waxaa safar Dacwo ku tegay wafdi culimo ah oo uu hoggaaminayo Sh Axmed C/samad oo ah guddomiyaha Jamacatul ictisaam bil kitaabi wal sunnah iyo maamulka Mu'asada al-
Madaxweynaha Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir kana hadlay arrimo badan (Dhageyso)
(January 31, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu uga waramay Golaha cusub ee xukuumadda ee dhawaan la
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq u dirtay Shirka Baydhabo
(January 31, 2014)
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ugu yeereysaa Hogaamiyayaasha dhaqanka iyo Siyaasi yiinta hormuudka u ah wadahadallada iyo wada tashiyada ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay  ar
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Shirka Madaxda Midowga Afrika(Masawiro)
(January 30, 2014)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Madaxda Midowga Afrika oo maant furmay. Wafdigan ayaa waxaa ka mid
Wasiirka kalluumaysiga Puntland oo sheegay in uu weli yahay madaxweynaha Khaatumo (Dhegeyso)
(January 30, 2014)
Garoowe:-Wasiirka cusub ee kalluumaysiga Puntland Cabdinuur Biindhe ayaa maanta soo dhoweeyey xilka wasiirnimo ee uu ka helay dowladda Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee Puntland, Biindhe ayaa horay
Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. Faroole oo tacsi u diray Eheladii Marxuum C/casiis Nuur Xirsi (Dhageyso)
(January 30, 2014)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Abuutaake Cabdicasiis Nuur Xirsi oo xalay ku g
Nadwadii ka socotay magaalada Ceerigaabo oo gashay habeenkii 5 naad (Masawiro)
(January 30, 2014)
Ceerigaabo:-Nadwo  diini  ah  oo maalmihii  la  soo dhaafay   ka socotay  masjid jaamac  wayn  ee  magaalada Ceerigaabo  ayaa  gashay  habeenkii 5aad.Sh.C/naasir  Xaaji  Axmed  Yuusuf
Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame oo la kulmay Ardayda Jaamacada bariga Afrika (Masawiro)
(January 30, 2014)
Ceerigaabo:-Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame oo ka mid ah culimada safarka dacwadeed ku joogay magaalada Ceerigaabo ayaa manta oo khamiis ah waxaa uu kulan la qaatay ardayda kuliyada Shareecada ee
Mu,ssada Safa oo dowro u qabatay macaliminta Dugsiyada Qu,aanka (Masawiro)
(January 30, 2014)
Muqdisho:-Mu,sasada Safaa ee Dacwada & Hormarinta  waxay maanta ooy taarikhdu tahay 1435-3-29 waafaqsan 2014-1-30 u qabatay macalimiinta Qur’aanka kariimka Dowro soconeysa laba maalmod oo loogu
Ciidanka Puntland oo ku baxay gacan u dhiigle dil ka geystay Garoowe.[Dhagayso]
(January 30, 2014)
Garoowe:-Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Qarjab oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in ciidan wata ilaa labo gaadiid oo kuwa dagaalka ah ay ku baxeen nin gacan ku dhiigle ah oo

Next Page »