Jen. Maxammad Abshir Muusse oo ka tacsiyeeyey geeridii C/rizaaq Xaaji Xuseen.
(February 1, 2014)
Annagoo ah Jen.Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Cabdulrazak Xaaji Xuseen. Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, A
Culumada socdaalka dacwo ku jooga Ceerigaabo oo la kulmay Ganacsatada(Masawiro)
(February 1, 2014)
Ceerigaabo:-Qaar ka mid ah ganacsatada  magaalada Ceerigaabo  ayaa  kulan qado ah waxaa ay la qaateen culimada safarka dacwadeed ku jooga magaalada Ceerigaabo ee  xarunta gobalka Sanaag. Munaas
Macalinkaygii Siyaasada Hon. Abdirisaaq Xaaji Xuseen illaahay ha u naxariisto أنالله وانا اليه راجعون
(February 1, 2014)
Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go'an, sabra oo ajar xisaabsada. Waxaan ka tacsiyeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester,UK oo tacsi dirtay
(February 1, 2014)
Leicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan Unmada Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelada uu ka dhintay Allaha u naxariistee Ra'iisa
Sheikh C/naasir Xaaji Axmed oo Muxaadaro Labaad ka jeediyey magaalada Ceerigaabo(Masawiro)
(February 1, 2014)
Ceerigaabo:-Sheikh C/naasir  Xaaji Axmed  oo  ka  tirsan  wafdiga  culimada  ee ku sugan  magaalada  ceerigaabo  ee  gobolka  Sanaag ayaa muxaadaradii labaad ka jeediyey Degmada Ceerigaabo
Ra’iisul Wasaarihii hore ee DFS oo ka tacsiyeeyey geerida R/wasaare C/risaaq Xaaji Xuseen
(February 1, 2014)
Muqdisho:-Innaa lillaahi wa inaa illaahi raaajicuun Raysal Wasaarihii hore ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa ummadda Soomaaliyeed la qeybsaday murugada geer
Nadwadii ka socotay magaalada Ceerigaabo oo gashay habeenkii 6 aad(Masawiro)
(February 1, 2014)
Ceerigaabo:-Nadwo cilmiyeedii maalmihii ugu danbeyey ka socoyay  masjid jaamica  ku yaal  badhtamaha magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag   ayaa waxay gashay habeen 6 aad Nadwada  ciwaan keedu
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo tacsi u diray Ehelada Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen
(February 1, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane C/weli Sheek Axmed Maxamed ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee
Golaha Wasiirada Puntland oo maanta la dhaariyey (Masawiro+Dhageyso)
(February 1, 2014)
Garoowe:-Madaxtooyada Puntland ee Garowe ayaa maanta waxa lagu dhaarshay xubnaha wasiiradda dowladda Puntland oo todobaadkii tagay lagu dhawaaqay. Madaxweynaha Puntland Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed
Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray Ehelada C/risaaq Xaji Xusen (Dhageyso)
(February 1, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  markii ugu horeysay ka hadlay geerida Raisulwasaarihii hore ee Soomaaliya  Cabdirisaaq Xaaji Xusseen Madaxweynaha Punt

Next Page »