Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini oo si dhab ah uga waramay kooxda Daacish (Dhageyso)
(February 2, 2014)
Suuriya:-Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini oo ka mid ah culumadii baaqa u soo jeedisay kooxaha kacdoonka ka wada dalka Suuriya ayaa bayaan ka soo saaray xaalada murugeysan ee dalka Suuriya iyo dulmiga ay k
Ogeysiis Muhim ah oo Ku socda Soomaalida Deggan Seattle (Dhageyso)
(February 2, 2014)
Waxaa Dhammaan la Ogeysiinayaa Dadka Somaliyeed ee Ku Dhaqan Guud ahaan Gobalka Washington ee Wadanka Mareykanka gaar ahaan Seattle – tacoma  Agagaarkeeda in Barri oo ah Isniin (02/03/2014) Saacadd
Guddiga amniga gobolka Nugaal iyo taliska booliska Puntland oo kulan ku qaatay Garoowe
(February 2, 2014)
Garoowe:-Guddiga amniga gobolka Nugaal iyo taliska booliska Puntland ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta caasimada Puntland waxaana kulankooda laga soo saaray go’aan lagu mamnu
Wasiirka Arimaha gudaha S/land oo ka hadlay saraakiil ka tirsan DFS oo lagu xiray Hargeysa(Dhageyso)
(February 2, 2014)
Hargeysa:-Somaliland ayaa sheegtay inay masaafurin doonto saddex sarkaal oo ka tirsan dowladda Federalka ee Soomaaliya oo shalay lagu xiray garoonka dayaaradaha ee magaalada Hargeysa. Saraakiisha la
Madaxweynaha Juba oo Tacsi u diray eheladii RW hore C/risaaq Xaji Xusen
(February 2, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha KMG ee Juba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa tacsi u diray eheldii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Raisulwasaarii hore ee Soomaaliya C/Risaaq Xaji Xusen Warsaxaafad
Dr. Cali Xaaji Warsame Wasiirka cusub ee waxbarashada Puntland oo xilka la wareegay
(February 2, 2014)
Garoowe:-Munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe gaar ahaan xarunta wasaarada waxbarashada oo ka soo qeybgaleen masuuliin ka tirsan Wasaarada waxbarashada ayaa waxaa xilka si rasmi ah ula wareegay Was
Golaha Isutaga Imamyada Ee W/Maraykanka oo tacsi u diraya ehelada Marxuum Abdirisaq X. Xusein
(February 2, 2014)
Golaha Isutaga Iimaamyada Ee Waqooyiga Maraykanka,wuxuu  tacsi tiiraayo leh u dirayaa umada Soomaaliyeed,gaar ahaan eheladii Iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha unaxariistee, Ra’isul wasaarihii