Iska horimaad ka dhacay saaka duleedka Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari
(February 3, 2014)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in iska horimaad hubaysan uu ka dhacay degaanka Sugure ee Buuraleyda Golis, dagaalka ayaa qarxay ka dib marki
Hoobiyaal caawa loo qeybiyey xaafadaha magaalada Muqdisho
(February 3, 2014)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hoobiyaal lagu tuuray xaafado ka mid ah Degmooyinka magaalada Muqdisho waxaana ka mid ah xaafadaha ay hoobiyaasha ku dhacee
Ururka Al-Qaacida oo iska fogeeyey kooxada Daacish ee dagaalka ka wada Suuriya
(February 3, 2014)
Bayaan lagu faafiyey mareegaha taageera Al-Qaacida ayaa waxaa lagu cadeeyey in Hoggaanka Ururka Al Qaacidda ee uu madaxda u yahay Dr .Ayman Al-Dawaahiri uu bari ka yahay shaqana ku lahayn kooxada Daac