Mustaqbalka Umada MuslimIiinta Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli (Daawo)
(February 4, 2014)
Nairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan uu Sh Maxamuud Maxamed Shibli uu ka jeediyey dowro sharci ah oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Sh Maxamuud M
Madaxweynaha dowladda Puntland oo tegi doona magaalada Muqdisho
(February 4, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in ay gaaraan magaaada Muqdisho si ay uga qayb galaan aaska Allaha u naxariistee Ra'ii
Kulan dhex maray Ra’iisal wasaare DFS iyo masuuliyiinta Laamaha Amniga Muqdisho.[Masawiro]
(February 4, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sh.Axmed Maxamed ayaa maanta la kulmay hay’addaha ku shaqada leh amniga, sida Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen
Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdiweli Sh.Axmed oo waraysi siiyey VOA.[Dhagayso]
(February 4, 2014)
Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa wareysi uu siiyey VOA waxaa uu kaga hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin, talaabo dhowaan ay ciidamada AMISOM ku joojiyeen shirar ka socde
Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyey Golaha wasiirada cusub(Masawiro)
(February 4, 2014)
Garoowe:-Xildhibaannada Baarlammaanka Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey golaha wasiirrada  cusub ee Puntland kuwaas oo uu soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Ca