Khudbadii Jimce ee maanta Sh. Maxamed Cabdi Umal [Daawo Video]
(February 7, 2014)
Nairobi :Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadiisa jimcaha maanta waxaa uu uga hadlay' 'Qabso xadhiga adag ee Jannada lagu gaadho isagoo aad ugu booriyey dadkii dhagaysanayey khudbada in ay bixiyaan
Barnaamijkii koowaad ee Baro Diintaadda TV Somalisat (Daawo)
(February 7, 2014)
London:-Idaacadda la iska arko ee caalamiga ah ee Somalisat waxay umadda islaamka ah, gaar ahaan kuwa ku hadla luuqadda soomaaliga ugu talo gashay barnaamij wiig walba soo gali doona oo la magac baxay
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]
(February 7, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdi wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii safarka ku gaaray magaalada Muqdisho si ay uga soo qayb galaan Aaska qaran ee magaalada Muqdisho loogu sameeyay all
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa hogaamiye ku dayasho mudan.[Masawiro]
(February 7, 2014)
Muqdisho, February 7,2014--Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Marxuum Cabd
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo lagu aasay Muqdisho.[Masawiro]
(February 7, 2014)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho meydka Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareykanka. Meydka Ra'iisu
Meydka C/risaaq Xaaji Xuseen oo la keenay Muqdisho
(February 7, 2014)
Muqdisho:-Waxaa saaka  8:50 daqiiqo laga soo dejiyey garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho meydka Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo  ku geeriyooday dalka Mareykank
Kulan duco ee Ra’iisul Wasaarihii hore oo xalay ka dhacay Madaxtooyada.[Masawiro]
(February 7, 2014)
Muqdisho, 07 Febraayo 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan oo