Wasiirka Arrimaha dibadda ee DFS Dr. Abdirahman Beileh oo qaabilay dhiggiisa dalka Burundi.
(February 8, 2014)
Muqdisho:- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Burundi H.E. Laurent Kavakure oo
Madaxweyne DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Brundi (Warsaxaafadeed+Masawiro)
(February 8, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorka Burundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah.Madaxweynaha ayaa xafiiskiisa ku qaabila
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku baaqay wada shaqeyn dhexmarta dowladda iyo shacabka.
(February 8, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi, oo maanta ka qeyb galayay shir ay magaalada Garoowe, ku yeesheen daladda magaceeda loo soo gaabiyo PUNSAA, ayaa sheegay in
Golaha Wasiirada ee DFS oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho (Warsaxaafadeed)
(February 8, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdiwali Sheekh Axmed Maxam
Wafdigii culumada ahaa ee booqday gobolka Sanaag dib ugu soo laabtay Garoowe
(February 8, 2014)
Garoowe:-Waxaa socodkaan ka qaybgalay Sheekh.Axmed C/samad, Sh. Ciise siciid Beerseexshe oo ah guddoomiye ku xigeenka Mu'assasada Alminhaaj, Sh. Cismaan Maxamuud X. Dirir oo ah madaxa xafiiska gobolad