Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo baadhitaan Caafimaad u aaday Dalka Turkiga
(February 9, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta baadhitaan caafimaad loogu qaaday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, sida ay VOA u sheegeen mas'uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaal
Wasiirka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Jaban.
(February 9, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka dowladda Japan u fadhiya Kenya ahna u qeybsanaha Soomaaliya
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray degmada Berdaale ee gobolka Baay
(February 9, 2014)
Baydhabo:-Ciidamo ka tirsan midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee gobolka Baay,waxaana ay ciidamadaas ka kooban yihiin dalalka Ugandha iyo Itoobiya. Ciidamada ka tirsan AM
Soomaali loo soo carbiyey la dagaalanka diinta ee badali doonta Al-shabaab! W/Q Sh. Axmed Cabdisamad
(February 9, 2014)
Bakayle intuu bur ku jiro ayuu bur kale sii daydaydaa, cadowga islaamkuna inta ay hub ama qorshe kugu la dirirayaan waxay sii diyaarsanayaan hub iyo qorshe ay kaas ku badashaan; waayo xeeladdii ama qa
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Ibraahim Khaliil Ee magaalada Boorame (Daawo)
(February 9, 2014)
Boorame:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Ee Masjidka Ibraahim Khaliil ee magaalada Boorame waxaana khudbada jeediyey Sheekh Xasan Khayr Dirir Cinwaanka Khudbada ayaa waxay ku saabsa