Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo
(February 10, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe ayaa galabta dib ugu soo laabatay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ka dib markii uu ka soo qeyb galay aaskii Allah
Madaxweyne Puntland ciddii ay hanti dowladeed ku maqan tahay dib ha u soo celiyaan.[Masawiro]
(February 10, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyadda ee Garoowe Golaha wasiiradda ee Puntland waxaan shirka shir gudoominayey madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Gaas iyo ku xigeenkiisa. Kulanka g
Ku Simaha Madaxweynaha DFS Prof Jawaari oo Hambalyo u diray Ciidammada Badda Soomaaliyeed “[DaawoVideo]”
(February 10, 2014)
Muqdisho:-Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Badda Soomaaliyeed sanad guurrada
Tarbiyah Productions oo bilaawday Baraamijyo xiiso leh iyo kulan ay la yeelatay Sh Maxamuud Shible (Daawo )
(February 10, 2014)
Madiina:-Walaalaha sharafta leh ee ku xiran webka Halgan.net waxaan la socodsiinaynaa in la bilaabay barmaamij xiiso badan oo ah wareysiyo iyo kulamo gaar ah aan la yeelan doono Culumada ugu caansan e
Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka gobalka Sh/ hoose oo gaarigiisa la qarxiyey
(February 10, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaweyd la qarxiyey gaari uu watay Guddoomiye kuxigeenka dhanka ammaanka gobalka Shabeelaha Hoose Axmed Mudane oo safar shaqo
Afhayeenka Maamulka KMG ee Jubba oo ka hadlay amaanka Kismaayo
(February 10, 2014)
Kismaayo:-Afhayeenka Maamulka KMG ee Jubba C/naasir Seeraar Maax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilalka qorsheysan ee maalmahan dambe ka dhacaye Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoos
Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho
(February 10, 2014)
Muqdisho:-Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Mohamat Saleh Annadif ayaa shirjaraa,id waxaa uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in ciidamada AMISOM ay billaabayaan
Waxgaradka beelaha Digil iyo Mirifle oo baaq u diray Madaxweynaha Puntland
(February 10, 2014)
Garoowe:-Waxgaradka beelaha Digil iyo Mirifle, ee degan Puntland, ayaa la kulmay madax weynaha dowladda Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.Qeybaha kala duwan ee bulshada beelaha Digil iyo Miri