Ra’iisul Wasaaraha DFS oo booqasho rasmi ah ku tagay caawa magaalada Addis Ababa
(February 13, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo galabta kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray caa
Sh Maxamed Cabdi Umal oo caawa Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abubakar ee Islii (Dhageyso)
(February 13, 2014)
Nairobi:-Waxaa  caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu caawa Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar ee xaafada Isliii waxaana uu Sheekhu muxaaadaradiisa uga hadlay axaadiis ku soo
Raisulwasaaraha DFS oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay garoonka Diyaaradaha Muqdisho
(February 13, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey galabta ka hor inta aanu ka dhoofin dalka falkii qaraxa ahaa ee kooxaha nabadiidku ay ka fuliyeen nawaaxiga g
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xisaabiyaha iyo Hanti dhowrka guud (Masawiro)
(February 13, 2014)
Muqdisho:-Kulankan ayaa goluhu uga hadlayeen qodobo ay ka mid ahaayeen sugidda amniga dalka, soo jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda oo aheyd magacaabida Xisaabiyaha guud ee dawladda iyo Hanti dhowr
Dowladda federaalka saraakiisheeda oo lagu eedeeyay iney hubka u gudbiyaan Al-Shabaab.
(February 13, 2014)
Muqdisho:-Warbixin ay diyaarisay kooxda qaramada midoobay u qaabilsan la socodka hubka ee lagu magacaabo Monitoring Group, ayaa lagu sheegay in qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda, gaar ahaan
Gaari ku qarxay afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
(February 13, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde waxaana qaraxa uu geystay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac
Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud
(February 13, 2014)
Guriceel:-Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhawaan ku biiray ciidanka AMISOM ayaa xalay gaaray degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Gal-guduud waxaana ay xarumo ka sameysteen gudaha degmada iyo duleedkeeda
Said Mansuur oo mar kale lagu xiray magaalada Copenhagen ee dalka Danmark
(February 13, 2014)
Copenhagen:-Said Mansuur oo ka soo jeeda dalka Marooko ayaa waxaa lagu xiray Danmark gaar ahaan magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Danmark ka dib markii lagu eedeeyey in Sociale Media uu lahaa ee
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo balanqaaday dib u dhiska iyo howlgelinta Machadka diblomaasiyadda.[Masawiro] .
(February 13, 2014)
Mogadishu, February 12, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta  waxa ay booq