Maanta oo ku beegan maalintii Al-Shabaab ay dileen Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax [Dhagayso]
(February 15, 2014)
Boosaaso:-Alle ayaa Mahad oo dhan u sugnaatay,naxariis iyo nabadgelyana korkiisa Allaha yeelo Nebigeenii Muxamed intaas ka dib waxaan Alle uga baryayaa dhamaan culimadii , ducaadii iyo waxgaradkii Soo
Ra’iiusl Wasaaraha DFS oo la kulmay Safiirada Carabta ee fadhigoodu yahay Ethiopia (Masawiro)
(February 15, 2014)
Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa caawa la kulmay Safiirada dalalka Carabta u fadhiya Ethiopia oo uu kala hadlay xiriirka dheer u dhexeeya Soomaaliya iyo Caalamka Islaamka isla marka
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan
(February 15, 2014)
Hiiraan:-Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Maamulka gobalka iyo saraakiil ka tirsan ciidank
Ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobalada dalka
(February 15, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya gobolada Bay ,Bakool ,Galgaduud iyo Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya oo huwan astaanta AMISOM ay dhaqdhaqaaq ciidan ka wadaan gobolada Bay ,Bakool
Ra’iiusl Wasaaraha DFS oo la kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda Ethiopia.(Masawiro)
(February 15, 2014)
Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa galinkii danbe ee maanta kulan dheer la qaatay Wasiirka Ari
Nadwo looga hadlayo Xalaqaadka cilmiga diiniga ah oo lagu qabtay Laascaanood.[Masawiro]
(February 15, 2014)
Laascaanood:Waxaa xalay labadii maalmood ee la soo dhaafay ka bilawday Masjidka Jaamica Laascaanood Nadwo ballaadhan oo ay ka qayb gelayaan culimo waaweyn oo ka timid Soomaaliya gobolladiisa kale duwa
Muassada Safaa dacwada iyo hormarinta oo dowro ku qabtay magaalada Muqdisho (Masawiro)
(February 15, 2014)
Muqdisho:-Waxaa shalay la soo gabagabeyay oo tariikhda tahay 1435-4-14h 2014-2-14 dowro socotay laba maalmood oo ay soo qaban qaabisayay muasasad Safa  ee dacwada iyo hormarinta iyadoo la kaashaneso