Alle dartiis oo la isku jeclaado Sh.Abdulbasid Sh.Ibraahim Maylow.[Daawo]
(February 17, 2014)
Manchester:-Waa muxaadaro ka hadlaysa in dadku isku jeclaadaan Ilaahay daraadiisa, waxaa lagu duubey Masaajidka Al-sunnah ee Magaalada Manchester uk 15/02/2014, muxaadaradaan ayaa waxaa jeediyey Sh.Ab
Dilkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax hal sano ka dib! W/Q Sh Axmed Cabdi Samed
(February 17, 2014)
Maalmihii madoobaa ee soo maray taariikhda muslimiinta ee iila dareenka badnaa waxaa ugu weynaa maalintii uu geeriyooday Rasuulkeenii Muxammad عليه الصلاة والسلام . Qalbiga, isha iyo
Kulan ducaada Johannesburg ay ku yeesheen xarunta Majliska Al-bayaan.[Masawiro]
(February 17, 2014)
Johannesburg:-Waxaa kulan ku yeeshay magaalada Johannesburg ee dalkan koonfur afrika maalintii khamiista 13/02/2014 bacdal maqrib ducaada magaalada, kulankaas oo ka dhacay xarunta albayaan. Kulanka ay
Taliyihii ciidanka ammaanka ee maamulka KMG ah ee Jubba oo lagu dilay Kismaayo
(February 17, 2014)
Kismaayo:-Taliyihii ciidanka ammaanka ee maamulka KMG ah ee Jubba, Ciise Kaambooni ayaa caawa waxaa lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana weerarka lagu dilay ka soo baxaya w
Ciidamo Itoobiyaan oo dhaqdhaqaaq ka wada xuudaha ay la wadaagaan Puntland
(February 17, 2014)
Gaalkacyo:-Ilo wareed lagu kalsoon yahay ooo la soo xiriiray Halgan.net ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ciidanka Itoobiya ay soo buuxdhaafiyeen xuduudaha ay la wadaagaan deegaanada Puntland ka dib
Daawo Muxaadaradii Sh Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Qeybtii 1aad
(February 17, 2014)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar ee xaafada Isliii waxaana uu Sheekhu muxaaadaradiisa uga hadlay axaadiis ku soo aroortay Injirta k
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti.[Masawiro].
(February 17, 2014)
Djibouti:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah maalintii labaad ku jooga dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele i
Golaha Wasiiradda Puntland oo ka shiray amniga iyo horumarinta[Cod/masawiro]
(February 17, 2014)
Garoowe:-Golaha wasiiradda Puntland ayaa Madaxtooyada magaalada Garowe ku yeeshay shirkoodi todobaadlaha ahaa, waxaana shir gudoominayay madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cal
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Hiiraan oo si rasmi ah ugu biiray ciidamada AMISOM
(February 17, 2014)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dalka Itoobiya ee ku sugan B/weyne ay maanta si rasmi ah ugu biireen ciidamada AMISOM waxaana
Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay madaxa JPLG Somalia.[Masawiro]
(February 17, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu kulan la qaatay madaxa JPLG Somalia Patrick Doung, kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha mashaariicda Puntland

Next Page »