Dilka Sh. C/qaadir Nuur Faarax muxuu kaga duwanaa dilkii Dr. Axmed Xaaji ?
(February 19, 2014)
Garoowe:-Marka laga eego nooca dadka la dilay, sababta loo dilay iyo cidda dishay farqi u dhexeeya ma jiro laakiin waxaa jirey arrimo is biirsaday oo ka dhigay dilka Sh. C/qaadir mid ka saamayn badan
Guddiga gurmad culimada Puntland oo soo bandhigay dhaqaalaha soo gaaray iyo Xisaab xir.[Masawiro]
(February 19, 2014)
Garoowe:-Guddiga gurmadka culimadda Puntland ee loo xilsaaray wax u qabadka qoysaskii ku cayroobay roobab kii duufaantii watay ee Puntland ka dhacday ayaa maanta waxaa ay soo bandhigeen Xisaab xir ku
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto.
(February 19, 2014)
Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sh.Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada dhinac ay ka wada ha
Madaxwaynihii hore ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo u dhoofay Kenya
(February 19, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynihii hore ee Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha magalada Garowe isagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee caasimada dalka Ken
Saraakiisha maamulka Jubba oo ka tacsiyeeyay dilkii Ciise Kaambooni
(February 19, 2014)
Kismaayo:-Saraakiisha ciidamada qalabka sidda ee maamulka Jubba ayaa waxaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeey falkii bahalnimada ahaa ee lagu dilay taliyihii Aminga, Ciise Kaambooni, asagana Eebe uga
Sheekh Maxamed Idris Axmed oo booqday Paris [Masawiro]
(February 19, 2014)
France:-Alxamdulilah Rabbilcaalamiin, Booqashadii Paris, France wexey noogo soo dhamaatay si wanaagsan, dhammaan barnaamijkii aan qorshaynay muddo labaatan cisho ka hor si fiican ayuu noogu hirgalay,