Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo su’aalo badan la wiidiiyey.[Dhagayso]
(February 20, 2014)
Laascaanood:-Sh.C/naasir Xaaji Axmed Yuusuf ayaa caawa oo jimce ah waxaa uu ka jawaabay su'aalo badan,taas oo ka dhacday masjid jaamaca weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Su'aal
Madaxweynaha Puntland oo maanta dhagax dhigay wadada Islaan Maxamed (Masawiro)
(February 20, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay wadada laamiga ah ee loogu magac daray Islaan Maxamed, taas oo  laga hergalin doono magaalada Garoowe ee xarunta dowlad
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo kulan hordhac ah la qaatay Madaxweyne Yuweri Musaveni (Masawiro)
(February 20, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan hordhac ah la qaatay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni iyagoo ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal
Wasiiro ka tirsan DFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay
(February 20, 2014)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegaya in maanta duhurkii ay gaareen Baydhabo wasiiro ka tirsan DFS waxaana ujeedada socdaalkooda lagu sheegay in a
Sheekh Dr. Bashiir Axmed Salaad ” Soomaaliyeey ileen sidan waa sameyn karnay” [Dhageyso]
(February 20, 2014)
Garoowe:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Dr. Bashiir Axmed Salaad, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee reer Puntland ay muujiyeen isku duubnaan.Dr. Bashiir, oo shalay ka hadlayay muna
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Kampala kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Burundi
(February 20, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay soo gaaray magaalada Kampala ee dalak Uganda oo booqasho rasmi ah uu ka helay ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka dal
Madaxweynaha Maamulka Juba Sh Axmed Madoobe oo soo dhameystiray Maamulka Juba
(February 20, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta soo dhameytisay maamulka Juba waxaana uu wareegto ku magacaabay 10 wasiir ku xigeeno iyo hal wasiiru dowle waxaana uu sidoo k
Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Muslimiinta ku nool Denmark
(February 20, 2014)
Denmark:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa dhamaan Muslimiinta ku nool dalka Denmark in ay ka qeyb qaataan saxiixa kacdoon ay muslimiinta ku nool dalka Denmark ku diidan yihiin sharci cusub oo ay soo rogt
Gudoomiyaha baarlamaanka DFS oo heshiis la saxiixaday dhigiisa Sudan
(February 20, 2014)
Iran:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa heshiis iskaashi kula sa