Shukran Mu,assasada Al-Minhaaj W/Q Abdisalaam F Gaas
(February 21, 2014)
Ugu horayn mahad oo dhan ALLAAH SWT ayay u sugnaatay, Nabad galyo iyo naxriisna nabi Mohammed scw korkiisa ha ahaato,Sida lala socdo waxaa dabayaaqadii sanadkii tagay duufaan xoog leh oo wadata roobab
Madaxweynaha DFS oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya (Dhageyso)
(February 21, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh. Maxamuud ayaa si qoto dheer uga hadlay weerarkii lagu qaaday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaana uu sheegay in weerarka uusan waxba u dhimi doonin dowlada Soom
Madaxweynaha Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Maanta Lagu qaaday Villa Soomaaliya
(February 21, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa cambaareeyey weerarkii fuleynimada ahaa ee maanta lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Ta
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal [Daawo Video]
(February 21, 2014)
Nairobi :Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadiisa jimcaha maanta waxaa uu uga hadlay' 'Diinta oo loo gargaaro isagoo aad ugu booriyey dadkii dhagaysanayey khudbada in ay bixiyaan dadaal aad u fara b
Al-shabaab oo weerar ku qaaday xarunta Villa Soomaaliya ee Muqdisho
(February 21, 2014)
Muqdisho:-Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay labo jiho ka soo weerareen  xarunta Madaxtooyadda ee Villa Soomaaliya. Ciidanka
Tarbiyah Productions iyo kulankii ay la yeelatay Sh Cabdi Rashiid Cali Suufi
(February 21, 2014)
Madiina:-Walaalaha sharafta leh ee ku xiran webka Halgan.net waxaan la socodsiinaynaa in la bilaabay barmaamij xiiso badan oo ah wareysiyo iyo kulamo gaar ah aan la yeelan doono Culumada ugu caansan e