Sh.Bashiir Axmed Salaad oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.[Daawo Videa]
(February 22, 2014)
Garoowe:-Maalmihii la soo dhaafay ayaa masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe waxaa lagu soo bandhigay barnaamij lagu hormarinayo barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga gaar ahaan xalaqaatk
Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidanka Asluubtu waa Hal-bowlaha Garsoorka!!(Masawiro)
(February 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda 44 aad ee ka soo wareeegatay maalintii la aas-aasay Ciidamadda Asluubta Soomaali
Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo go’aano ay ka soo baxeen.
(February 22, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo looga hadlay arimo ay kamid yihiin qorshaha dhanka
Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland oo gaaray magaalada Boosaaso[Video]
(February 22, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta soo gaaray Bosaaso wafdi wasiirro ah oo uu hogaaminayey wasiirka Maaliyadda Eng. Shire Xaaji Faarax, wafdiga wasiiradda ayaa waxaa looga hortegay duleedka magaalada Boosaaso ee
Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo oo geystay Khasaaro kala duwan
(February 22, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan  ciidanka mamulka Jubba kuwaas oo marayey xaa
Madaxweynaha Puntland oo kulan dhaqaale aruurin ah la yeeshay Culimadda iyo Ganacsatada
(February 22, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xarunta Madaxtooyadda kulan dhaqaale aruurin ah kula yeeshay qaar ka mida Culimadda iyo Ganacsatada. Buundada Sunijiif
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo naftiisa u huray Qaranka”
(February 22, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay aaska Xoghayihii joogtada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Marxuum Maxamuu