Khudbadii Jimce ee Masjidka Ibraahiim Sh.Xassan Khayre [Daawo Video]‏
(February 23, 2014)
Boorama:-Waxaa maalintii Jimce Khudbadii Jimce ka jeediyey Masjidka Ibraahiim Sheekh Xassan Khayre Dirir isagoo Sheekhu uu ka hadlay in Alle lagu xirnaado oo Xadhigiisa la qab sado, Sh.Xassan Khayr Di
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayay xoojinta amniga.[Masawiro]
(February 23, 2014)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya  Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen golaha Wasiirada, waxaana kulankan ka s
Taliyihii Saldhiga Degmada Galdogob Muumin Maxamed Muumin oo la dilay
(February 23, 2014)
Galdogob:-Wararka aan ka helayno degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in lagu dilay Degmada Galdogob  Taliyihii Saldhiga Muumin Maxamed Muumin. Dilka taliyaha Degmada  Galdogob  ayaa wax
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa (Masawiro)
(February 23, 2014)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa gaaray si diiranna loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia. Madaxw
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland oo dhoofay dalka Itoobiya (Masawiro+Cod)
(February 23, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya