Lacagaha ay dowladda Britain deeq ahaan u siiso Hay’addo oo u gacan gala Al-shabaab.[Dailymail]
(February 24, 2014)
London:Warbixin lagu daabacay Wargayska Dailymail oo ka soo baxa wadanka Ingriiska aadna ugu dhow Xisbiga talada haye ee Conservative ayaa lagu xusay in lacag gaaraysa ilaa £ 90 million ay dowladda I
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Raisulwasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn
(February 24, 2014)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kula kulmay magaalada Addis Ababa Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Mr. Hailemariam Desalegn. Wasiirka arrimaha
Shir looga hadlay Qorshaha Hiigsiga Cusub (New Deal) oo Muqdisho ka Dhacay
(February 24, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddiga Sare ee Wadashaqeynta (High Level Partnership Forum). Waxaana goob-jo
Jabhadda Islaamiga ee Suuriya oo ka hadashay dilka Sheekh Abu Khaled Al-Suuri.[Daawo]
(February 24, 2014)
Suuriya:-Madaxa dhinac Siyaasadda ee Jabhadda Islaamiga Sh.Xassaan Cabuud ayaa waxaa uu waraysi gaar ah oo uu siiyey Tv- Al-jazeera uga hadlay dilka loo geystay Sheekh. Abu Khaled Al-Suuri oo lagu dil
Sh. Abu Khaled Al-Suuri oo lagu dilay dalka Suuriya (Daawo)
(February 24, 2014)
Suuriya:-Sh.Abu Khaled Al-Suuri ayaa waxaa lagu dilay magaalada Aleppo ee dalka Suuriya waxaana uu ka mid ahaa saraakiisha sare ee Mujaahidiina Ahrar al-Sham waxaa dilay laba ka mid ah Khaawrijta dhib
IGAD oo sheegtay inay sii xoojineyso taageerada dawladda Federaalka Soomaaliya
(February 24, 2014)
Muqdisho, February 24, 2014----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabil
Qof ay Kal ku dhacday waa ka kacaa, laakiin qof kaalmo bartay kama kaco! W/Q Sh. C/qani Qorane Maxed
(February 24, 2014)
Waxay ahaayeen laba nin oo reer wabi ah. Waxay ooteen dhul weyn oo wabiga xoogaa u jira, si ay uga dhigtaan dhul beereed ay ka xoogsadaan. Subixii marka qof iyo geed la kala garto ayey beerta kusoo ka
Golaha wasiiradda Puntland oo maanta ka shiray amaanka iyo Beeraha [ Masawirro]
(February 24, 2014)
Garowe:-Gollaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo maanta yeeshay shirkoodi todobaadlaha ahaa ayaa ka shiray amaanka guud ee dalka iyo horumarinta beeraha Puntland. Ku simaha madaxweynaha Puntland ahna m
Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Saldhiga Goldogob oo la soo qabtay
(February 24, 2014)
Goldogob:-Wararka saaka naga soo gaaraya Degmada Goldogob ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay saaka gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiiglihii  dilay Taliyihii Saldhiga Goldogob Mu
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirka G/dhiga Ethiopia
(February 24, 2014)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa maanta xarunta wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula qaatay wasiirka gaashaandhiga Ethi