Mu’assasada Minhaaj oo qabtay Kulan lagu soo bandhigay Barnaamijka horimarinta Xalaqatka Cilmiga[Masawiro]
(February 27, 2014)
Boosaaso: Caawa oo taariikhdu tahay 27/02/2014 ayaa masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso lagu soo bandhigay barnaamij lagu hormarinayo barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga gaar ahaan xala
Wareysi Taariikhda Madhabka Al-Imaam Al Shaafici Sh.Cabdulbasid Sheekh Ibraahim Maylow.[Daawo]
(February 27, 2014)
London:-Waa wareysi ku saabsan Taariikhda Al-Imaam Shaafici iyo madhabkiisa , ardeydiisi , culimada ugu caansan , kutubta madhabka , soomaaliya goortuu soo gaarey , iwm Waxaa Lagu duubay Masaajidka Al
Madaxweynaha DFS oo wareegto ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir
(February 27, 2014)
Muqdisho:-Wareegto ka soo baxaday Xafiiska Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah xil ka qaadis ugu sameeyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Falkii lagu weeraray Maqaaxida waa astaan kale oo muujinaysa in laga guulaysanayo Nabad-diidka”
(February 27, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta ka fuliyeen kooxaha nabadiidku maqaaxida
Qarax ka dhacay Makhaayad ku dhow xarunta ciidanka nabadsugida ee DFS
(February 27, 2014)
Muqdisho:-Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa waxaa lagu weeraray Makhaayadda lagu shaaheeyo oo ku taal degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho waxaan ka dhashay weerarkaas khasaaro iskugu jira
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay magaaladda Addis Ababa.[Masawiro]
(February 27, 2014)
Jigjiga:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay magaaladda Addis Ababa ka dib socdaal laba maalin ah oo uu ku joogay xarunta dowladd Deegaanka Somalida
Waa lagu safaraayaa! W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(February 27, 2014)
Waxay ahayd 2005 iyo Muqdisho. Maqrib ka hor baan waddada warshadaha dhankeeda aadnay. Waxaa i weheliyey Sheekh. Abuu xassaan, Sh. Maxamed Tahliil (Alle ha u naxariistee) iyo Maxamed Macalin oo gaarig
Al-shabaab maxay u beegsadeen Maxamed Faarax Dheere
(February 27, 2014)
Sudan:-Maxamed ma ahayn qaybaha bulshada oo ay qolyahaani beegsan jireen sida culumada waaweyn, ganacsatada, nabadoonada, madaxda iyo askaraha maamulka,  qaybaha danbi barista iyo maxkamadaha, aqoony